Afkeena iyo Fartiisa Afkiihooyo  

Bar AMA Baro – Feb 19, 2022 – Haddii aad dhageysato idaacadaha ku baxa afka hooyo, siiba kuwa na loo ka soo tebiyo waddamada shisheeyaha, iyo haddii aad daawato cajaladaha muuqaallada ah ee Soomaalida ee ku jira intarnetka, waxaa yaab kugu noqonaya inaad dhageysato ama aad aragto Soomaali badan oo aan hal daqiiqo ku hadli…

Khayraad (Resources)

Khayraad (Resources) Legend Bashiir Cali Xussein & heestii 2017 ka AXYAA WADDANI:- Soomaalaay, Soomaalaay, Soomaalaay Garaadlaay “GARASHADA” ka liitaay, “GUMEYSIGA” ka jecelee Soomaalaay, Soomaalaay, Soomaalaay Dantaa garo. GODOBTEEDA maqan iyo tashigeeda moogaa, “GODKII” lagu ridi lahaa, Gacmaheed ku qodataay. Geed TIMIR ah gooyaay, Gocannada abuuraay, Gefka ruuxa wada iyo Gardarrada u hiishaay, Go’dayoo gam noqotaye,…

FANKA QORAALKA – A stylus and pen in one!

A stylus and pen in one! PenSomalia- Iyada oo wax lagu farxo ay tahay in aynu arkaynno sida ay usoo badanayso hal-abuurnimada qalinka iyo wax-qoristu, ha ahaato buug, maqaal, sheeko, dhacdo, malo-awaal IWM oo la curinayo, haddana waxa wali muuqata in ereyga “tayo-darro” aad mooddo in aanu nolosheenna meelnaba ka madhnayn, haddii ay tahay waxbarasho,…

Fanka qoraalka | Moment Media IQRA |

Fanka qoraalka  | Moment Media IQRA | Web Mar 2, 2022 Bar AMA Baro – Iyada oo wax lagu farxo ay tahay in aynu arkaynno sida ay usoo badanayso hal-abuurnimada qalinka iyo wax-qoristu, ha ahaato buug, maqaal, sheeko, dhacdo, malo-awaal IWM oo la curinayo, haddana waxa wali muuqata in ereyga “tayo-darro” aad mooddo in aanu…

MACALLINKU WAA SIDA ROOB DA’AY OO LAGU DOOGSADAY

MACALLINKU WAA SIDA ROOB DA’AY OO LAGU DOOGSADAY : Qalinka Dr. Ibrahim Online February 2022 – Ilaahay SWT wuxuu dadka baray wax aysan aqoon u lahayn, cilmigaa ilaahay barayna dadka wax aad u yar uunbaa Ilaahay ka siiyey, cilmiga intiisa soo hartay oo dhanna Alle SWT ayaa milkigeeda iska leh,waxaase xaqiiq jirta ah in aan…

1992 Moqdisho

1992 Moqdisho Wax walba amakaad ayuu igu ahaa, oo waan liqi waayay.Waxaase iila yaab badnaa:1- daryaanka xabbadda aan marna istaagayn.2- baahida dadka wajigooda ka muuqatay3- dhallinyaro iyo caruur suuqa tuban oo waxbarasho aan aadayn, layaab maysan lahayn oo dhowr iskuul ayaa magaalada ka furnaa, sheekadu waxay ahayd: QORI iyo RASAAS iyo yaa dhintay ama dhaawacmay,…

Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran

From the Desk of PenDrIbrahim Maanta waxaa 46 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. PenDrIbrahim News, waxaa shacabka dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Farta Soomaaliya iyo heerka…

Tiraab-curinta Toolmoon: Rooxaan (Sheeko Gaaban)

June 4, 2021 PenDrIbrahim Online Qalinleyda Soomaaliyeed. Arar  Anigoo mar wax ka tilmaamaya quruxda, libinta, iyo liibaanta Af-Soomaaligu leeyahay ayaan qoray: “..inkastoo aynu niri Af-soomaaligu waa ereyo kooban yahay marka afaf kaloo badan la barbar dhigo, haddana rogrogga ereyga, is-qabadsiinta laba erey, qodobka gadaal ama hore ka raaca ereyga, meesha uu had walba ereygu weedha kaga…

AQOONYAHANKA IYO AFKIISA

AQOONYAHANKA IYO AFKIISA Afkeena Iyo Fartiisa – July 05, 2020 PenDrIbrahim Moment Every day sociology Si joogto ah waxaa loogu faanaa ummad ahaan in la wadaago af keli ah. Waxaa kal oo lagu faanaa af soomaaligu in uu ka mid yahay afafka ugu waaweyn Qaaradda Afrika. Waxaa kale oo lagu sii faanaa af soomaaligu in…

Toosinta iyo Casriyaynta Haybta Shakhsiga Soomaaliyeed

Toosinta iyo Casriyaynta Haybta Shakhsiga Soomaaliyeed January 10, 2018 Foreign Language Asoociation Mucda Qoraalka Si loola jaanqaado dunida maanta horumartay waxaa loo baahan yahay in qofka Soomaaliyeedi uu lahaado waxyaabo lagu aqoonsado, oo afafka shisheeye lagu yiraahdo “ID”, annaguna qoraalkan aan u adeegsannay ereyga “hayb”, iyadoo la raacayo hab midaysan, oo casriyaysan, lana ilaalinayo nidaamka…

Qabyatirka Far Soomaalida – Qalinkii: AfkiiHooyo.

Qabyatirka Far Soomaalida – Qalinkii:AfkiiHooyo Maanta waxaa la taagan yahay 48aad guuradii  hirgelinta far soomaalida (1972 -2020) . Laba na isku ma diiddana hawshaasi in ay ahayd tallaabadii ugu weynayd ee soomaalida cusubi qaadday xagga dhaqanka iyo aqoonta. Run ahaantii waxaa la odhan karaa guusha ugu weyn, ama ta keliya, ee dawladnimadu soo kordhisay waa…

Dr. Georgi Kapchits: Aqoonyahan Abaalmarin Innaga Mudan

Dr. Georgi Kapchits: Aqoonyahan Abaalmarin Innaga Mudan August 6, 2017 Afkeena iyo Fartiisa  Arar: Qoraalkan waxaan jecelahay in aan si kooban ugu soo bandhigo Dr Geoergi Kapchits iyo kaalinta uu ka qaatay horumarinta afkeenna hooyo, anigoo ka gadaalna idiinku soo gudbin doona aragtiyaha ay qaar ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ka qabaan aqoonyahankan.

IGU SAWIR NEWS ” Moment Education Policy “

Min Farmaajo Ilaa Farxiyo Kaba-Yare Akhriso Erayada Heestii “Igu Sawir” Oo Dhammeystiran IGU SAWIR NEWS – Fanaanka caanka ah ee Ilkacase Qays ayaa soo dhammeystiray heestii caanka ahayd ee “Igu Sawir” waxaana eraydeeda kamid ah kuwa uu ku durayo madaxda qaranka iyo shakhsiyaadka la xiriira.

Soonqaad wanaagsan mise Ramadaan Mubaarak?!

Soonqaad wanaagsan mise Ramadaan Mubaarak?! Soonqaad suubban 8 Jun 2017 _ AkiiHooyo – Habeenkii soonqaadku soo galay, ayaa waxaan soo qoray, in adeegsiga afka ay ka mid tahay, in la dhaho “Soonqaad wanaagsan” ee aan la dhihin “Ramadaan Mubaarak”. Weydiin mug leh ayaa soo laalaabatay, oo eheed “Soonqaad” labo eray ayuu is ka saaran yahay,…

The case of Somali language

The case of Somali language April 1, 2017 By Professor Abdalla Omar Mansur When the Somali language was transcribed and became the national language in 1972, it was used extensively as the medium of instruction and administration. The way in which all this was realized became a model for imitation and emulation by other countries…

Erayga ”Senator” ma u heli karnaa eraybixin af Soomaali asal ah oo ku habboon

Erayga ”Senator” ma u heli karnaa eraybixin af Soomaali asal ah oo ku habboon Afkeena iyo Fartiisa Afkiihooyo Moment RESEARCH Consultancy  February 3, 2017 – Eraygan muhiimka maanta noqday, Senetor, ee dhawaan shaqada helay ayaan goostay bal in aan eraybixin ku hagaagsan afkeena ugu raadiyo. Asalka, erayga ”Senator” waa Laatiin, waxa uu na ka sinji qabaa…

Maxaan ka qaban karnaa qaladaadka higgaadda

Maxaan ka qaban karnaa qaladaadka higgaadda? Qaybta 1aad Moment Research Consultancy  Qaladaadka higgaaddu, inta badan, waxay ku yimaadaan feejignaan yarida xagga qoraha. Waxyaabaha arriintaas looga gudbi karo waxaa ka mid ah in la raaco laba arrimood oo aan Soomaalidu u ahayn caado: 1) Qofka marka uu wax qorayo waxaa loo baahan yahay in mar ama…

Adoo Harsan Waayay Cashuur Ma Kuu soo Hergashay

Adoo Harsan Waayay Cashuur Ma Kuu soo Hergashay Sunday, October 16, 2016 – Haweeney ganacsatada yar yar ka mid ah ee sifeyneysa dhibaatada cashuurta xaqdarada ah ee suuqlayda laga qaado waxay tiri “Adoo Harsan Waayay Cashuur ma kuu soo Hergashay”. Ganacsatada maanta Soomaliya ku sugan tan ugu weyn ay ka cawdaan waa Cashuurta xaqdarrada ah hay’adaha…

Baraarujinta barashada afka soomaaliga

Baraarujinta barashada afka soomaaliga Foreign Language Association – Afka soomaaliga dadka ku hadla loo yaqaano inay leeyihiin waxaa ay aduunyada uga nool yihiin geeska afrika magaca dadka ku hadlana waxaa uu caalamku u yaqaanaa soomaali, magaca uu afku leeyahay iyo dadka ku hadla waa isku mid oo soomaali, aduunyada aan ku noolnahay waxaa ka jira( 6500)…

“Afka Hooyo” Hees

“Afka Hooyo” Hees February 21, 2016 Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus iyo marjic, aan erayada iyo u la laabto, wixii afka igu adkaada. Maanta waxaa la xusayaa maalinta adduunka ee afka hooyo,…

AfkeenaFartiisa “Warbaahinta Soomaalida ayaa Afkeena Dilay”

POLITICAL ANALYST & EXPERT IN EAST AFRICA POLITICS MOMENT HISTORY SOCIETY “Warbaahinta Soomaalida ayaa Afkeena Dilay” Aug 21, 2016 -Sababa Afka Soomaaliga loo qoray iyo waxyaabaha keenay in la qoro waa in muwaadiniinta Soomaaliyeed laga xoreeyo maskax ahaan fikirka Shisheeyaha iyo dhaqanka waddamada kala duwan ee ay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed wax ku soo barteen ka…

Madaxweyne Xasan oo maamulka Jigjiga ku amaanay dhowrista afka Soomaaliga..

Madaxweyne Xasan oo maamulka Jigjiga ku amaanay dhowrista afka Soomaaliga.. Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan ayaa Xalay Ku Hoyday Magaalada Jigjiga kadib Markii uu Casuumaad Ka Helay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Hadal Saxaafada uu Kusiiyay Xarunta Cusub ee Madaxtooyada Xukuumada Jigjiga ayuu Madaxweyne Xasan Kaga Hadlay Wixii uu Ku Arkay Jigjiga. Madaxweynaha ayaa sheegay in Maamulka…

Qoraaladii hore oo hal bog la’isugu keenay (Akhri waa muhiime)

Qoraaladii hore   oo hal bog la’isugu keenay (Akhri waa muhiime) ida aad hoos ku arki kartaba, waxaan hal bog isugu keenay qoraalo dhowr ah oo uu horay u loo qoray, kuwaas oo la xariiray mawduucyo aad xasaasi u ah sida: Taariikhda Af-Soomaaliga, Af-Soomaaliga oo khatar ku jira, khatarta uu leeyahay nidaamka cusub ee ay…

Abbaayadeey u maan abaalgudo!

Afkeena Fartiisa Every day sociology By PenDrIbrahim Abbaayadeey u maan abaalgudo! Abbaayadeey wey i la dhalatay. Hal naas ayaan wada nuugnay, oo is ku aabbe iyo hooyo ayaan nahay. Hal uur ayaan ka soo wada baxnay. Mar wey ii bannaysay, marna waan u banneeyey, marna waa na loo ka la banneeyey, oo weyga weyn tahay…

MIDAYNTA IYO HORUMARINTA AF SOOMAALIGA

AFKEENA FARTIISA – Kaddib markii loo kala qaxay dalal afafkoodu kala duwan yihiin, waxaa la dareemay ahmiyadda uu leeyahay afka hooyo iyo qoraalkiisuba. Gaar ahaan xagga qoraalka, afku wuxuu noqday midka keliya ee laysku afgaran karo. Arintan ayaana keentay in ay sare u kacdo danaynta afka hooyo iyo in adeegsigiisa la badsado. Soomaalidii uu faranjigu…

HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA!

Afkeena Fartiisa – Qormadaydani waxa ay leedahay labo ujeeddo oo kala ah, kow: in aan soo dhaweeyo af aqoonka Dr. Georgi Kapchits oo wax ka yiri qormo aan dhawaan qoray oo cinwaankeedu ahaa ‘Ayax Tag Eel na Reeb’. Waxa uu uga jawaabay qormo uu u bixiyay ‘Gacan Gadaal ka Baqaysa Geed ma Goyso’. Labo: inaan…

“Wallaahi waa dhakafaar,”

Wax ka ogow Astaamaha lagu garto Hogaamiyaha keligii taliyaha ah iyo Taariikh xumada uu ka tago marka xukunka laga eryo ( Farmaajio iyo kheere ) Dhakafaar | Moment Media IQRA | Mar 5,2022 – “Yaa qeexi kara ereygan macnihiisa,” ayuu macalinkii afka Soomaaliga dhigayey ku yiri ardaydii inta sabuuradda “dhakafaar” ku qorey.. Waxa uuna sii…

TAARIIKHDA QORAALKA FAR SOOMAALIGA

TAARIIKHDA QORAALKA FAR SOOMAALIGA Hordhac Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan aad u baaxad weyn oo u dhexeeya gacanka Tojorra ilaa iyo webiga Tana ee Waqooyiga Kiiniya. Inkastoo af Soomaaliga ay ku hadlaan…

Aqriska iyo Qoritaanka

Aqriska iyo Qoritaanka Horumarinta ee akhris-qoraalka waxaa waaye aasaaska dhammaan maaddooyinka waxbarashada. Deegaan oo akhris iyo qoraal leh, taas oo ardeyda bareyso casharo akhriska iyo qoraalka leh waqti kasto iyo maado kasta, iyo halkaaso ka masuul eh la wadaago shaqadooda, una oggolaaneysa ardaydu inay kordhiyo iyo qiimaynta wax-barashadooda. Qiimeynta macalinta ee socoto ee xirfadaha akhriska…

Doorka Shibbaneyaasha Labanlaabma

Bar AMA Baro – Afkeennu sida afafka kale kama maarmi karo xeerar iyo qawaaniin dhigaalladiisa loo raaco. Guddidii qoraalka farteenna ayaa 1972 beyaamisey qaar ka mid kuwa ugu muhiimsan xeerarkaas. Shibbaneyaasha labanlaabma ayaa xeerarkaas ka mid ah. In kasta oo ay qaar kalena jiri karaan, haddana sida guddidaas Afka Soomaaligu isku raacday toddoba ka mid…

Aabbe Jaamacad i gee..!! Bar AMA Baro “Maqaal xiisa leh”

Aabbe Jaamacad i gee..!! Bar AMA Baro “Maqaal xiisa leh” Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri “Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab” Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri “ Maandhaay maxaa tiri” aniga oo goconaya warkii Hurdada I soo toosiyey ee ahaa Aabbe Jaamacad I…

Ixtiraam la’aan u soo hoyatay afka hooyo

Bar AMA Baro – Haddii aad dhageysato idaacadaha ku baxa afka hooyo, siiba kuwa na loo ka soo tebiyo waddamada shisheeyaha, iyo haddii aad daawato cajaladaha muuqaallada ah ee Soomaalida ee ku jira intarnetka, waxaa yaab kugu noqonaya inaad dhageysato ama aad aragto Soomaali badan oo aan hal daqiiqo ku hadli karin afkooda hooyo oo…

Afkeena Fartiisa “Calansida” oo ka hadlay taariikhda af Soomaaliga

Afkeena Fartiisa “Calansida” oo ka hadlay  taariikhda af Soomaaliga Bar AMA Baro – Inkastoo aanan halkan ku soo koobi kareynin dhammaan Taariikhda Soomaaliyeed, ayaan jecleystay inaan ka hadlo ama idin wada xusuusiyo Taariikh Taariikhaha Soomaaliyeed ka mid ah oo aan marnaba la’ illaawi kareynin, ayna mudantahay in si wayn loo xuso, lana xusuusto siduu ku hirgalay Qoritaankii…

Qaraan Bukaan Ku Dhashay oo Musuq Ka Gaarey

Qaraan Bukaan Ku Dhashay oo Musuq Ka Gaarey Madaxbanaani Buuxda Bar AMA Baro – Soomaaliya waa dal weyn oo ilaahey hibo u siiyey midnimo dhan walba ah sida dhaqanka, diinta, iyo afka, laakiin ku dhaqanka barwaaqo sooranka dowladnimo midnimadaas meelna waxtar ugama yeelan. Dadka Soomaaliyeed weli waxey jecel yihiin dhaqankii miyiga oo salka ku hayey…

Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed

Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed  Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh,nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkan oo taxane ahandoona haduu Alle idmo, kuna saabsanaandoona “Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed”. Sababaha igu kalifay in aan wax ka qoro mowduucan ayaa ah, kadib marki aan u kuur galay qoraalada…

Dhibka lagu hayo Afka Soomaaliga ma dhabbaa mise waa dhalanteed?

AfkeenaFartisa – Afku waa astaan muujisa jiritaanka ay dad leeyihiin. Sidoo kale, afku wuxuu dhowraa dhaqanka iyo dhacdooyinka ab ka ab la dhaxlay. Sidaas darteed, qof af kiisa hooyo ka tegay waa jir u nugul cudur. Dadka Soomaalidu waa af-maal, sida aduunkaba noo yaqaan, Dalkii Abwaanada (Nation of Bards). Horraantii 1854 sahamiye Richard Burton mar uu…

Dabaasha Damuljadiid iyo Darxumada Dadka!

Aragti suubban iyo eray suugaan Dabaasha Damuljadiid iyo Darxumada Dadka! Arar Hadda ka hor ayaa dalka Faransiiska waxaa ka dhacay hoos u dhac dhaqaale oo uu qaaliyoobay Rootigu, ka dib dadkii ayaa waxay dhigeen Mudaharaad, iyagoo hal ku dhiggoodu ahaa; “ROOTI, ROOTI, ROOTI” Boqoradda oo daaqadda ka aragtay dadka bannaan baxa samaynayey, ayaa waydiisay waxa…

Dastuur duran iyo Dal dayacan!

Canjeelo siday u kala korreyso ayaa loo cunaa. As the pancakes are piled, so they should be eaten. Aragti suubban iyo eray suugaan Halista Dastuurka  Taariikhda ninba sibuu u yaqaane, waxay hayd maalin taariikhi ah, ninba si u qaaday guul iyo guuldarree, waxay ahayd maalintii la meelmarshay Dastuurkii qabyo qoraalka ah, Indhihi eegayey ama Dhagihii u…

Sidee loo habeyn karaa Hay’addaha DF? Ma Muuqato Haykal & Haybad dowladnimo!

AfkeenaFartiisa –  6 January 2014 | Moment Media Ethics – Markii la soo dhisay Dowladda Federaalka muddo haatan laga joogo dhowr iyo Toban Sano wali ma muuqato Dowlad leh Haykalkii iyo Haybaddii lagu yaqiinay dowlad, Waxaana tusaale u ah xaalka uu Wadanku marayo haday ahaan lahayd dhinacyada Amniga Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Dowladdi waxa ay dowlad…

Qabyaalad Federaaleedka Soomaaliya

GeeskaAfrica – Wednesday 7 January 2016 – Sida ay taariikhda nabaraysa Soomaaliya ama ummada soomaaliyeed waxay soo martay marxalooyinka kala duwan oo midkastaba huwantahay nidaamkeed gaar ah. Sida Xeer Dhaqameedka, midkii Guumaysiga, Dimquraadiyada (Democracy), shuuciyada (Socialism), iyo Federaalka (Federalism). Hase ahaatee dhamaan nidaamyadaas ayaa ahaa mid ummada soomaaliyeed banaanka looga soo waariday oo marnaba aysan…

Waa maxay shuruudaha iyo sifooyinka laga rabo Madaxweynaha Cusub?

Madaxweynuhu waa wajiga ama muraayada matalaysa ummada Soomaliyeed taas oo caalamku ay wada arkayaan. Sidaa awgeed, waa lama huraan in qof u qalma buuxiyayna shuruudaha ama sifooyinka aasaasiga ahna la doorto jagadaas muhiimka ah. Hadaba waxaa isweydiin mudan maxay yihiin sifooyinka lama huraanka ah ee ay tahay in laga helo madaxweynaha mustaqbalka, si markaasi qof…

Shuruudaha Professor Lagu Noqon Karo

(Moment Media Ethics)– Darajadda Professor waa darajadda ugu saraysa ee qof cilmi baadhe ahi gaadho marka uu wax ka barayo Jaamacadaha iyo kuuliyadaha culuumta takhasuska ah lagu barto waxaana akaadamiyiinta caalamiga ah ee gooya darajada dhinaca waxbarashada (Academic Grading) ay isku raaceen in noqoshada ama helitaanka darajada Professor loo maro Afar darajo oo ah waxbarashada…

Af Soomaaliga qatar buu ku jiraa hadaanan la dabo qaban: Akhri 8 sababood oo muujinaya sababta keentay qatartaas | Afkeena Iyo Fartiisa |

Afkeena Iyo Fartiisa – Akhriste, haddii aad horay ula socotay saddexdii qormo ee tan ka horeeyay ee aan cinwaanka uga dhigay “Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado ka horeeyay”, way sahlan tahay in aad fahanto qormadaan aan kusoo bandhigi doono calaamado muujinaaya in ay luuqadda Soomaaliga mustaqbalka dhiman doonto hadaanan la…

Luuqadda Casriga Ah ee Dhalinta

Afkeena Iyo Fartiisa – “Wait, wait Snapchat video aan ka qaadee”, ayuu yiri Salmaan. “Gaarigan naga horeeya parking-ka ayuu la rafaadsanyahay wallaahi. It is really funny how this guy is parking,” ayuuna sii raacshey inta qosley. Salmaan waxa uu ka duubey Video toban ilbiriqsi ah darawal gaarigii gelin la’ booskii loogu talagaley, ka dibna waxa uu…

Afkeena iyo Fartiisa

Afkeena iyo Fartiisa –   Afafku waxay kamid yihiin nicmadaha Eebe ku maneystay aadamiga. Waana astaan lagu garto jiritaanka Eebe iyo awoodda farsamada sare leh ee uu keliga la yahay. Iyada oo ay jirto nicmaddaas guud ayaa misana waxaa jira dheeri uu Eebe cidduu doono u garto. Taasi waxay taabaneysaa nicmad walba oo nicmadihiisa kamid…